Daawo:Magaalada Bangeele oo Ugaas Maxamed si diiran loogu soo dhaweeyey

Magaalada Bangeele ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas faarax iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo oo ay kamid yihiin Ugaas Bare Aadan Taakooy, Madaxwayne Ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi carabay iyo Nabadoono.

Soo dhaweynta Ugaas waxaa ka qayb qaatay dad aad u tira badan oo ka kooban qaybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Bangeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.