Daawo:Indho Qarashe oo Hambalyo udiray Ciidankii shalay Jabiyey Shabab

indho

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Dahir Adan Elm “Indho Qarshe” ayaa hambalyo iyo Bogaadin u diray Ciidanka xoogga Dalka ee Shalay Jabka iyo qasaraha xoogam Gaarsiiyey Maleshiyaadka Nabad-diidka Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.