Akhriso:Qoraalkii ay ugudbiyeen odayaasha dhaqanka jubbaland James Swan iyo IGAD AMISOM.

Odayaasha dhaqanka ee Jubbaland oo ay horkacayaan Ugaasyada iyo nabadoonada saxda ah ee Jubbaland ayaa ugudbiyey cabashadooda beesha caalamka ayagoo si cad ugu sheegey in waxa uu sameynayo Maamulka waqyigiisa dhamaaday aysan aheyn wax ay ku qanacsanyihiin bulsha weynta jubbaland, lana hareer maray nidaamkii saxda ahaa ee ay ku doonayeen iney ku dhisaan jubbaland xor iyo xalaal ah, aysannna aqabali doonin, waxii cawaaqib xumo ah oo ka timaadana ay masuuliyadeeda qaadi doonaan maamulka hadda jiro iyo cid walboo garab ku siiso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.