Daawo:Musharax Xidig oo Weerar afka ku qaaday Xildhibaan Fiqi iyo Xildhibanada Kale

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiiq Xidig oo ka qayb galay dhaarta Xildhibaanada dhabta ah ee Jubbland ayaa waxuu Digniin udiray Xildhibaanada uu kamid yahay Fiqi ee Kismaayo u yimid sidii ay u dhibaatayn lahaayeen Shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.