Daawo:Caabudwaaq Maamulka iyo shaqaalaha Shirka ilays oo kaqayb qaatay Dhismaha Jaamacada

Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadda Korontada ee Ilays ayaa maanta ka qayb qaatay olalaha Isxilqaan ee lagu hormarinayo Jaaamacada Ummada Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq. waxaa kaloo shirka korontada ILays ugu deeqeen lacag dhan $1,000 iyo 10 Boos,

Aan wada jir oga wada qayb galno Walaalayaal Is-xilqaanka Xoog, iyo Xoolo waxii aan awoodno.

Fadlan Kaga qayb qaado wixii aad awoodo:
Salaam Bank: AC.NUMBER: 31233055
Ama Numberka EVC PLUS : 619-161100

IS-XILQAAN KU DHISO DALKAAGA.

S/Q Mahad Bashiir

Naftaada Nabada Bar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.