Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Geeradii Allaha Unariistee Cabdirisaaq Maxamed Jaamac (WiilWaal)

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Cabdirisaaq Maxamed Jaamac (WiilWaal) oo ku geeriyooday dalka Holland, waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha.
waxay tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii uu ka dhintay Cabdirisaaq Maxamed Jaamac (WiilWaal) in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,

Tacsidaan waxaa dirayaa dadkaan hoos ku qoran iyo kuwa kale oo badan oo halkaan lagu soo kopobi Karin magacyadooda.
Bashiir Aadan Dirir
Aden Cabdullaahi Jamac.
Jeneraal Cabdinaasir Xaaji xaashi
Col.Yuusuf Diiriye Siyaad. (Taaxuk)
Col.Cabdinuur shiddane Yuusuf
Col, abdullahi Jaamac Warasame(dhegawyne
Col Xareed Daa’uud (Xareed Kareetooy)
CoL Cabdiqaadir Cilmi (Goonjeex)
Col.Cabdullahi Cali daad
Cabdullahi Jimcaale Faarax
Cabdulqaadir Maxamed Cali
Aden Maxamed Jaamac
Maxamuud Barre(qoslaaye)
Cumar Jaamac mire
Saciid Maxamed Mire
Cabdi Muuse mire
Bashiir Aadan Diriri
Maxamuud dhabacadeeye
Axmed Maxamed Cabdile (Taangi)
Khaliif Ashkir Diinixoosh
Maxamed Ashkir Dhudub
Cabdi Aden Barre
Nabadoon,Cabdi Muuse Xongor.
Ibraahim Deerow
Aadan Ibaraahim ismaaciil
Cabdi Maxamed warsame (Deeq faandhe)
Garad farah warsame
maxamuud warsame (xoog wayn)
Ambasador axmed Shiiq
Carfoon Cabdi Balal
Ashkiro Cigaal
Xamza Ibraahim
deeqa Giije
Galad Cali Caabi
Cabdirishiid Cali Mire
Cabdulaahi xasan Cabdi
Cabdixakiin Maxamed Xaaji daahir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.