Daawo:Isbitaalka Magalaada Bangeele oo xariga laga Jaray

Magaalada Bangeele ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay Munaasabad xariga loo jaraayey isbitaalka Guud ee magaalada Bangeele.

Munaasabadaan xariga looga Jaraayey Isbitaalka ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo ay waheliyaan Maamulka Bangeele, Xildhibaanada Galmudug, Qurbajoog iyo Masuuliyiin kale oo ka yimid Degmada Caabudwaaq.

Isbitaalkaan ayaa waxaa maal galiyey Qurbajoogta kasoo Jeeda Magaalada Bangeele ee Gobolka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.