Akhriso:Gudiga Doorashada Axmed madoobe oo Shaaciyey Sharuudaha Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland

Guddiga Doorashada Axmed Madoobe ayaa soo badhigay jadwalka diiwaan galinta Musharixiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Jubbaland.


Dhanka kale guddiga ayaa soo saarey Xeerka iyo Shuruudaha looga baahayahay Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxwaynaha Jubbaland.

Gudigaan ayaa ah Gudiga aan Madax banaanayn kuwaas oo ku shaqeeyo Maraka Hogaamiyaha Jubbaland axmed madoobe.

Hoos ka Akhriso Tusmada Jadwalka Diiwaan galinta iyo shuruudaha Musharixiinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.