Daawo:Gudoomiyaha doorashada Jubbaland oo tababar u qabtay Odayaasha dhaqanka

Gudoomiyaha doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre oo ka tirsan Xisbiga Xasan Shiiq Hogaamiyo ee lagu Magacaabo xisbiga Nabada iyo Horumarka ayaa tababar u qabtay Odayaasha dhaqanka kusugan Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.