Daawo:Xildhibaan Xasan Yare Dowladaa ka dambaysay Qaraxii Kismaayo

Xildhibaan Xasan yare oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya lagana soo doorto Jubbaland saxiib dhawna la ah Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu sheegay Qaraxii ka dhacay Kismaayo oo dad badan ku wax yeeloobeen waxaa laga soo abaabulay Villa Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.