Daawo:Sucuudiga ayaa Dekadda Berbera ku soo celiyey Markab waday Xoolo Tira badan

Dowladda Sucuudiga ayaa Dekadda Magaalada Berbera ku soo celisay Markab waday Xoolo tira Badan kaas oo xoolaha kasoo qaaday dekada Magaalada Berbera.

Ujeedka Xoolahaan loo soo celinayo ayaa ah sida ay sheegeen Maamulka Soomaliland inuusan wadan Warqada Caafimaadka ee dowlada Federaalka ah ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.