Daawo:Caasha Geele oo ka Haday Dabinkii uu Raiisalwasaare Khayre ka Bad Baaday

Marwo Caasho Geele Diiriye oo kamid ah aqoonyahanada Puntland horayna uga tirsanayd Wasiiradii hore ee Puntland ayaa waxay ka hadashay Fashilkii ku yimid Masuuliyiinta ugu sareeysa Puntland kadib markii ay isku dayeen inay Raiisalwasaare Khayre ka hor istaagaan imaantinka Puntland gaar ahaan Waqooyiga Gaalkacyo .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.