Allaha Unaxariistee Wariye Gacmadheere oo ku dhintay qaraxii Kismaayo ka dhacay

gacmodhere

Allaha U naxariisto Wariye Mahamed Sahal Omar Gacmadheere oo ahaa Wakiil Warbaahinta SBC ee Magaalada Kismaayo ayaa ku geeriyooday Weerar Galabta ka dhacay hotelka Cascaseey ee Magaalada Kismaayo.

Wariye Gacmadheere ayaa waxuu ahaa wariye si wayn looga Yaqaano Deegaanada Jubbaland, waxaana lagu xasuustaa wararkiisa xiisa lahaa ee kasoo tabin jiray Magaalada kismaayo.

Wariye Gacmadheere ayaa marar badan jirdil iyo xarig u gaysteen maamulka Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.