Allaha Unaxariiste Deeq Ciise oo kamid Noqday dadkii ku dhintay Qaraxii Kismaayo

Allaha Unaxariistee Deeq Ciise webi ayaa waxuu kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meelgaarka ah ee Jubbaland.

Deeq Ciise ayaa ahaa Gudoomiyaha Hay’ada SADO oo ah Hay’ad ka shaqeysa Arrimaha Bulshada taas ka hawl gasha dalka Soomaliya.

Deeq Ciise ayaa dhawaan waxuu dalka Maraykanka gaar ahan Magaalada Washington uga qayb galay shir looga Hadlaayey arimaha Amniga oo ay kasoo qayb galeen Aqalka wakiilada Maraykanka.

Qaraxaan ka dhacay Kismaayo ayaa waxaan la ogay qasaarihiisa intuu dhan yahay waxaana la sheegayaan inay Jiraan dhimasho iyo dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.