Daawo:Odayaasha Jubbaland oo kasoo horjeestay Shirka Axmed madoobe kismaayo ku qabtay

axmed madoobe

Qaar kamida Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga soo horjeesteen shirka Tageerayaasha Axmed madoobe ku qabteen Magaalada Kismaayo.

kulankaan ka dhacay Muqdisho waxaa Goobjoob ka ahaa Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiid Xidig kaas waxayna dhamaantood shegeen shirka Axmed madoobe iyo taageerayaashiisa ku qabteen Kismaayo inuusan ahayd mid Beeleed ee uu yahay mid axmed madoobe lagu taageerayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.