Daawo:Kismaayo Shir looga soo Horjeedo Kooxda Axmed madoobe ka keensaday dalka Dibadiisa

shiiqdaahir

Magaalad Kismaayo waxaa ka Dhacay shir wayn oo soo qaban qaabiyeen Bulshada Isbadal Doonka Jubbaland oo ay kamid yihiin Musharaxiinta Madaxwaynaha Jubbaland Shiiq Daahir iyo Cabdinaasir Seeraar Maax.

Shirkaan ayaa waxaa looga soo horjeestay Shirka been abuurka ah oo lagu sheegay in beesha kumade ayaheeda kaga tashanayso balse shirka uu yahay Qurbajoog daneystayaal ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.