Daawo:Amniga iyo Wadooyinka Dhexmara Suuqa Bakaaraha oo wax wayn laga qabtay

Suuqa weyn ee Bakaaraha oo muddooyinkii u dambeeyey aad loo adkeeyey ammaankiisa ayaa waxaa maanta kormeer ku tagay Maamulka degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Degmada Hawlwadaag Mudane Mustaf Cali Khayre kuwaas oo kawarbixiyey hawlaha ka socda Suuqayn ee Bakaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.