Qaar kamida Mida Musharaxiinta iyo wasiirada Jubbaland oo Kismaayo ku Kulmay

Wasiirka Wasaaradda Amniga Jubbaland mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa kulan la qaatey qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Jubbaland.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin ka wada shaqeynta Amniga guud iyo doorashoooyinka.

Wasiirka Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Musharaxiinta kula dardaarmey sidii nabada loo wada ilaalin lahaa.

Shalay bay ahayd markii Musharaxa Xidig oo ay garoonka diyaradaha Kismaayo ku soo dhaeeeyeen wasiito uu kamida yahay wasiirka Aminga Jubbaland.

Musharaxiintaa la kulmay wasiirka Aminga Jubbaland ayaa kala ah Xidig, Seeraar iyo shiiq daahir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.