Xaaf oo loo ogolaaday inuu yimaado Cadaado

Shir looga arinsanaayey imaatinka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Cadaado ee xarunta Barlamaanka Galmudug.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galay Odayaal dhaqmeed iyo Siyaasiyiinta isla markaana waxaa Go’aan ay ku gaareen in Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo haatan ku sugan deegaanka Godiblabe lagu soo dhaweeyo Magaalada Cadaado.

Xaaf ayaa sanad ku dhawaad imaan magaalada Cadaado qilaaf kala dhaxeeya maamulka iyi waxgaradka Cadaado awgiis.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.