Xaaf oo Caawa ku hoyday Magaalada Cadaado

Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisa dhaamaday Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Madaxwayne xaaf ayaa waxuu Magaalada Cadaado kula kulmay Xildhibaanadii qaran dumaska ahaa kuwaas oo Magaalada Muqdisho uga yimid sidii Xaaf ay ugu soo dhawayn lahaayeen Magaalada Cadaado.

Madaxwayne xaaf ayaa waxaa la ogayn inuu dagi doono Cadaado iyo inuu uga sii gudbi doono Koonfurta Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.