Sawiro:Soo dhaweyntii Ra’isalwasaare Khayre ayaa kasocota Dhusamareeb

Garoonka Diyaaradaha Magaalada dhuusamareeb ayaa waxaa dhawan lafilayaa inuu kasoo dago Ra’iisalwasaraha Soomaliya xasan cali Khayre.

maamulka iyo Dadwayanaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa si wanagsan ugu diyaar garoowbay soo dhaweynta Ra’iisalwasaare Khayre.

Wararkeena dambe kala socda Imaatin Ra’iisalwasare Khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.