Sawiro:Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaminayo ayaa gaaray Magaalaad Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Kheyre waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madax ka tirsan mamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusunna Waljameeca oo ugu horeeyo Madaxa Xukuumada Galmudug shiiq Shaakir.

Ra’iisalwasaare Khayre ayaa waxa la socda xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Saraakiil Ciidan iyo Madax kale oo ka tirsan dowlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.