Daawo:Sacuudiga oo diiday Xoolaha Somaliland hadaysan wadan ogalaasho Dowlada Somaaliya

Waddanka Sacuudiga ayaa sannadka shuruud cusub ku soo rogay xoolaha xilliga Xajka ee kaminaaya maamul goboleedka Somaliland.

Qoraal rasmiya oo ay u soo direen Maamulka Somaliland ayay ku sheegeen in dawladda federaalka Soomaaliya sannadka bixin doonta waraaqda caafimaad ee xoolaha.

Wasiirka Xannaanada xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland ayaa sheegay in aanay aqbalayn go’aankaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.