Xaaf oo Soo gaaray Magaalada Godinlabe

xafsade

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale geele xaaf oo kasoo tagay Magaalada Dhussamareeb ayaa waxuu soo gaaray Godinlabe oo ah magaalo u dhaxeysa Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Xaaf ayaa waxuu ku sii jeedaa Magaalada Gaalkacyo lamana oga in uu ku hoyanayo Magaalada Godinlabe iyo in kale.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.