Daawo:Jabuuti Wasiirka Islaamka iyo dhaqanka ayaa Shineemo ka furay Magaalada Jabuuti

Magaalada Jabuuti e xarinta Dalka Jabuuti ayaa waxaa laga furay markii ugu horaysay Shineemo caalamiya oo ka koobaan 6 Qaybood.

Shineemadaan ayaa waxaa Magalada Jabuuti ka furay Wasiirka Islaamka dhaqanka iyo Awqaafta Jabuuti Muumin xasan Barre waxaana ku waheliyey masuulyiin iyo qaar kamida abwaanada Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.