Daawo:Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Hirshabeele ayaa ka hortimid Fariin usoo diray Gudoomiyaha Barlamanka Hirshabele

Sadexdii bishii Labaad ayaa Baarlamaanka Hirshabeele ugu Dambeysay Is Arag Waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre uu Degmada Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir kasoo Diray Fariin uu kuxeryo Kalfadhigii Baarlamaanka Hirshabeele.

Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Barlamaanka Hirshabeele Canab Axmed Ciise ayaa ka hortimid Fariintaa usoo diray Gudoomiyaha Barlamanka Hirshabele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.