Kismaayo:Ciidamada booliska Kismaayo oo weeraray Hoyga Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland

Ciidamo katirsan Booliska Jubbaland oo uu Hogaaminayo Taliyaha Booliska G/j hoose Maxamed Naasir Guleed ayaa Weeraray Guri uu kulahaa xaafadda Iskufilan kismaayo Mid kamidda Musharaxiinta jubbaland kaaso lagu Magacaabo Cabdullaahi xirsi Qorax

Ciidmada Boliiska Jubbaland ee Ku suagan kismaayo ayaa Waxay guud ahaan qaateen qalab yaalay guriga iyo Sidda lasheegay lacag, aan laqiyaasin Tiradeeda, iyadda oo Sidoo kale Jirdil, iyo xabsi loogestay Xubno lashaqeynayay Musharaxa.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdulaahi Xirsi qorax ayaa wali soo gaarin Magaalada kismaayo tanina waxay kamid tahay Dhibaatada Axmed madoobe ku hayo Musharaxiinta Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.