Jubbaland oo Digniin adag udirtay Mucaaradka Axmed Madoobe

axmedmadoobe

War saxafadeed la sheegay inuu ka soo baxay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland ayaa loogu digay cid walba oo ku lug leh falal la xiriira kicinta bulshada iyo ka been abuurka laamaha ammaanka Jubbaland.

Warsaxaafadeedkaan ayaa cidna ku saxiixnayn balse waxaa lasheegay inuu xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland inay kasoo baxday.

xeer ilaaliyaha jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.