Daawo:Beelaha lixda Shiidlo ayaa Jowhar uga hadlay Xasuuqii Gaalkacyo.

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha, waxgaradka iyo Duubka ee beelaha Lixda Shiidlo ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Jowhar waxayna kaga hadleen Dhacdadii Foosha xumayd ee ka dhacaday Deeganada Galmudug gaar ahan Magaalada Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.