Daawo:Suldaanka Guud ee beelaha Mareexaan oo sheegay inay Gudigii Doorashada Jubbaland ay ku fashilmeen Imaatinkiii Dagmadda Doolow

Suldaanka Guud ee Beelaha Mareexaan Suldaan Cali Xaashi diiriye Ayaa eedeyn kulul u Soo Jeediyey Gudiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Jubaland , Waxuuna Xusey In Ey ku Fashilmeen Imaatinkiii Dagmadda Doolow ee Gobolka Gedo.

Suldaan Cali Xaashi Diiriye ayaa waxuu sheegay inay Gudiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Jubaland ay diideen inay la kulmaan Odayaasha Dhaqanka si loo ogaado ujeedada ay u yimaadeen balse badalkeeda waxay la kulmeen dad yar oo aan matalin Odayaasha dhaqanka Degmooyinka Doolow, Baladxaawo iyo luuq kuwaas oo danaha Axmed madoobe ka shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.