Daawo:Madaxwaynihii Puntland oo Dib Garoowe ugu soo laabtay

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe kadib safaro shaqo oo uu ugu maqnaa Dalalka dalka China halkaas oo kulama kala duwan laqaatay Shirkado Chines ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.