Daawo:Gudoomiye Yariisow oo Qoys Gurigoodii laga haystay 28 Sano ku wareejiy

yariisow

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng.Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow oo maanta Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Cali Maxamed Baare ku wareejiyay Guri uu lahaa oo ku yaala Degmada Shibis kaasi oo laga haysto mudo ku dhow 28 Sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.