Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Gudi u magacaabay dagaalkii ka dhacay Baladwayne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddi baaritaano ku soo sameeya u saaray dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,kaasi oo lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaliyeed.

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo Shir Jaraa’id warbaahinta Magaalada Muqdisho ugu qabtay ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo dhacdadaas Maanta uu Guddi u magacaabay,isla markaana xusay Taliyaha in isaga uu Guddoomiye ka yahay Guddiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.