Daawo:Laba Horjooge Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Dawladda ee Baardheere

Saraakisha Ciidamada Xooga Dalka ayaa maanta so bandhigay Horjoogayal ka tirsanaa Kooxda Alshabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Guutadan 10aad ee Gobalka Gedo gaar ahaan Magaaladan Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.