Daawo:Waxgaradka Gobolka Gedo oo eed usoo jeediyey Kenya

suldaancali

Suldaanka Guud Ee beelaha Sade suldaan Cali xaashi diiriye oo Maanta Shir Jaraa’id ku Qabtey Magaladda Garbohaarrey Ee Xarunta Gobolka Gedo Ayaa Dowlad Kenya ku eedeeyey Inay Dagaal Qarsoon kula Jirto Mid ka Mid ah Beelaha Somaliyeed ee Dagan Deegaanadda Maamulka jubaland Gaar ahaan dhinaca Xaduuda labada Dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.