Daawo:qaabkii aad Su’aal ama talo ugu dirilahayd Ra’iisalwasaare Khayre

Si loo xoojiyo xiriirka dowladda iyo shacabka talada dalkana ay dadweynuhu qeyb uga noqdaan, Xafiiska Ra’iisul Wasaraaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya waxa uu billaabayaa dhowaan barnaamijka Farriimaha oo ah barnaamij su’aalo lagu soo weydiinayo Ra’iisul Wasaaraha, isla markaana talooyin loogu soo dirayo.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka jawaabi doono qaar kamid ah su’aalaha dadweynaha ee E-mailka lagu soo diro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.