Daawo:Xildhibaan Nuur Siidow oo ku baaqay in layska Dhacsho Kenya

Xildhibaan Nuur Siidow Baarba oo ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xildhibanada Barlamanka Dalka aysan ka Aamusi doonin Xadgudubyada ay Kenya ku heyso Soomaaliya oo ay kamid yihiin aqoon yahano Soomaliyeed oo layska Xirtay iyo Xadgudub lagula kacay Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Barlamaanka Soomaliya kuwaas oo Maalmo ku xayirnaa Jomo Kenyata Airport.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.