Madaxwaynaha Puntland oo Safar dalka dibadiisa ah u dhoofay

deni

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Gen Maxamed Abshir iyagoo ku sii jeeda dalka Shiinaha.

Wefdiga madaxweynaha waxaa garoonka ku sii saagootiyay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda,maamulka gobolka Nugaal,kan degmada Garoowe iyo xubno ka socday madaxtooyada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.