Daawo:Somaliland oo Lagu eedeeyay In Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Somaliya Ay Hargeysa Ku Marti qaaday.

Xisbiga mucaaradka ah Soomaliland ee Wadani ayaa waxuu sheegay
inuu Magaalada Hargeysa yimaado Taliyihi hore ee Ciidamada Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Cabdulaahi Sanbalooshe,isla markaana Mas’uuliyiinta Xukuumadda Somaliland ay kusoo dhaweeyaan Garoonka Diyaaradaha Hargaysa.

1 Comment

  1. Sanbalooshe waa haraadhigii rigiimkii Tigreega waligina wuxuu tabin jirey sirta qaran haddana meeshii buu ka sii wada. Lkn xildambe oo uu soomaali u qabto waa uga dhamaatey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.