Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey South africa

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta kasoo ambabaxay Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Madaxweynaha ayaa maalinta berri ah waxa uu magaalada Pretoria kaga qeyb galayaa caleema saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa, wuxuuna inta uu ku suganyahay dalkan kulamo xog-wareysi ah la yeelan doonaa jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.