Daawo:Kulan lagu taagerayo Madaxwaynihii hore Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ka dhacay

Kalun lagu taageerayay hogaamiyihii fashilmay Axmed Madoobe ayaa lagu qabtey magaalada Kismaayo

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mida Seneterada Jubbaland ee Aqalka Sare kuwaas oo axmed Madoobe dantiisa ka shaqeeyo iyo xubno ka mida Wasiirada Jubbaland ee waqtigooda dhamaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.