Daawo:Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo eed ujeediyey Puntland iyo xisbiyada mucaaradka ah

gacal

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Maamulka Puntland iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ay Faragalin ku hayaan Siyaasada Gudaha ee Galmudug.

Gudoomiye Casir ayaa waxaa kaloo sheegay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhici doontaa Afarta Bisha July ee Sanadkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.