Cadaymo lagu Helay kenya iyo Axmed madoobe inay Shirko ku yihiin Xaalufinta Dhirta

Waa caddeeymo iyo tusaalooyin nool-nool in ay kenya gacan dhiifoon ku leedahay xaalifinta dhirta deegaanada jubbooyinka taasaa oo ciidamada kenya iyo axmed madoobe ay shuraaka ku yihiin dhoofinta dhuxusha go’doominta jubaland iyo cabburinta shacabka ku sugan deeganada jubaland.

Jarista dhirta iyo go’doominta jubaland kaliya ma’ahane kenya waxay si cad ugu suxula duubeeysaa ineeysan jubaland ka dhicin doorasho xalaal ah- si ay danaheeda qaaska ah uga sii wadato jubboyinka ayeey awodda ku saareeysaa inuu soo laabto markale axmed madoobe, oo ay gacan siinta shabaab jarista dhirta tarxiilidda muwaadiniinta reer jubaland, caga jugleeynta duubabka dhaqanka, caburinta shacabka iyo ku tagri fallada awoodeed kal horaba shuraaka ku ahaayeen.

Kenya iyo rajiimka ay tunka ku sidda ee madoow waa duumo mudan in la dabar gooyo ee yaan la deeysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.