Dhageyso:Waxgaradka Jubbaland oo ka horyimid gudiga Doorashada Axmed madoobe iyo oday Beenaadkiisi

axmedmadoobe

Waxagaradka Jubbaland ayaa waxay qaadeceen Go’aankii kasoo baxay Gudiga Doorashada Jubbaland ee Axmed madoobe Magacowday iyo dad lagu sheegay odayaal dhaqameed oo axmed Madoobe soo aruursaday kuwaas oo lasheegay inaysan cidna matalin kana mid ahayn waxgaradka Jubbaland.

Ugaas Xuseen Ugaas Maxmuud Ugaas qorane oo waramaayey Wariyaha VOA Qadar Maxamed Xareed ayaa waxuu sheegay inay horay uga digay inay tan maanta Axmed madoobe ku kacayo dhaqamo aan lagu qanci Karin.

Ugaas Qorane ayaa sheegay inay waxgaradka Jubbaland diideen askarta Axmed madoobe soo aruursaday oo kusheegay waa oday dhaqmaeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.