Dhageyso:Madaxwayne kuxigeenka 1aad Jubbaland oo Taageeray Go’aanka Kenya

sayid

Madaxweyne ku–xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan ayaa ka warbixiyay mowqifka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay cadeyso halka ay dhibtu ka jirto, madaama ayuu yiri Kenya tahay dal mudd 30 sano xiriir joogta ah la laheyd Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.