Sharciga iibka Qaranka oo looga Doodayo kulanka Barlamaanka Somaliya

barlaman

Xildhibaanada Soomaliya ayaa maanta fadhi ku leh Xarunta Barlamaanka waxaana aqrinta Kowaad ay mariyanayaan wax ka bedelka sharciga iibka qaranka.

Sharcigaan waxaa horay u gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya si ay golaha u ansixiyaan.

Fadhigaan oo noqonaya kii 17aad ee kalfadhiga 5aad Golaha shacabka, waxaa Xildhibaanada lagu wargeliyay in ay kulanka Xaadiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.