Daawo:Ugaaska Beesha Cawlyahan oo ka horyimid Odaybeenaadkii Axmed Madoobe

jubaland

Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska guud ee beesha Cawlyahan ayaa Axmed Madobe ku eedeeyay in uu qeyb ka mid ah askartiisa iyo dad suuqa laga so aruuriyey ku magacaabay odayaal.

Ugaas Qorane  ayaa Waxuu baaq u diray dowlada federalka Soomaliya iyo Beesha caalamka in ay so faragaliyaan amniga musharaxiinta iyo dhaqanka dowlad gobaleedka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.