Daawo:Faarax Xasan oo ka hadlay dhibaatada Kenya ku hayso shacabka

farax

Xildhibaan Faarax Xasan oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay dhibatada Ciidamada Kenya ka gaysteen dalka Soomaliya.

Xildhibaan Faarax Xasan ayaa dhanka kale waxuu eed u jeediyey Gudiyada Barlamaanka Soomaliya inay Gabeen kaalintii ay lahaayeen sida Gudiyada Amniga, Arimaha Dibada, Xuquuqul aadamka iyo Difaaca

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.