Sawiro:Somaliland oo diiday in qashinka laga Guro Laascaano

lascano

Shacabka Magaalada Laasacaanood ee Gobolka Sool ayaa saaka ku waabariistay Askar ka mid ah Milatariga Maamulka Somaliland oo wata gaadiidka dagaalka kuwaas oo waardiye xoog leh Ka hayaan Kudaafadaha Qashin Qubka ee Magaalada Laascaanood iyo qaybaha kala duwan ee Magaalada.

Intooda badan degaannada Somaliland waxaa maanta laga xusayay maalinta 18 May waxaase jira meelo kale oo ay Somaliland maamusho hayeeshee aan laga aaminsaneyn maalinta 18ka May sida Gobolada Bari.

laascano
laascano

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.