Madaxweynaha Puntland oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ee sanad-dugsiyeedka 2018-2019.

deni

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Sabtida saakay magaalada Garowe waxa uu ka daah furay Imtixaanka Shahaadigaa ee deegaanada maamulka Puntland.

In ka badan 15,800 oo Arday ayaa sanadkaan u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe iyo fasalka 4aad dugsiyada sare degaannada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.